SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Kulankii Labaad ka yeelanaya Dooda ku saabsan Amniga

Muqdisho (SNTV)-  Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ku yeelanaya kulanka 3-aad ee Kalfadhiga 4-aad oo looga hadli doono Qeybtii Labaad...

Soomaaliya oo heshay suuqya cusub oo loo iibgeeyo badeecadaheeda.

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Ganacsiga iyo Warshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa sheegay dadaal badan ka dib in lixdii bilood ee ugu...

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga oo ka Warbixiyay deegaanadii ugu dambeeyay ee laga saaray Alshabaab

Muqdisho (SNTV)- Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xoreeyey deegaano ay kamid yihiin gandershe iyo Jilib oo hoos taga magaaladda Marka ee Xarunta gobolka Sh/hoose, kadib...

Gedo: Ciidamada Xoogga Dalka oo dilay dhagar qabayaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanno hoostaga Degmada Doolow ku dilay 30 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab, kuwaasi oo doonayay inay si...

Shirka Golaha Shacabka oo looga hadlay xaaladda amni ee dalka

Kulanka maanta ee Xildhibaanada Golaha Shacabka oo ahaa Kalfdhiga Afaraad kulankiisa Labaad ayaa waxaana shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...