SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Jubbaland oo Tababar usoo xirtay Ciidamo si gaara loo Tababaray

Muqdisho  (SNTV) Taliska Ciidanka ilaalada Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray Dufcadii Afaraad oo si gaara loogu tababaray ilaalinta Madaxtooyada iyo ka Hortaga Cadowga. Cutubkan ayaa...

Soomaaliya iyo Germany oo kala saxiixday heshiisyo Horumarineed

Muqdisho (SNTV): – Soomaaliya iyo Germany ayaa kala saxiixday labo heshiis oo xoojinaya iskaashiga istiraatiijiyadeed ee labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya si...

Ciidanka Xoogga Dalka oo ku guuleystay xallinta colaaddii magaalada Marka

Marka (SNTV):-Guutada 14-ka Oktoobar ee Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ku guuleystay in lakala qaado Maleeshiyo beeleed muddo 6 sano ah isku hor fadhiyay magaalada...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska

Muqdisho, October 08, 2018 —Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kormeeray wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska si uu ugu kuur...

Kullan lagu taageerayay dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho October 8 (SNTV):- Kullan lagu taageerayay ololaha Shacabka Hirshabeelle kaga qeyb qaadanayaan dagaalka ka dhanka maleeshiyada Al-Shabaab ayaa  lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana ka qeyb...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...