SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Dhagax Dhigay Mashaariic Horumarineed oo laga Hirgelinayo Hir-shabeelle

Muqdisho October 15 (SNTV):-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mduane Xasan Cali Khayre oo maanta si heer sare ah loogu soo dhaweeyay magaalada Jowhar, ayaa...

Xubnaha Aqalka sare ku metala Koonfur Galbeed oo baaq u diray Shacabka iyo Maamulka k/galbeed

Muqdisho October 15 (SNTV):- Senatarada Dowladda Federaalka Soomaaliya ku metala Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kullamo mudo u socday waxay ka soo saareen war...

Madaxweynaha jamhuuriyada oo amray in waxbarasho madani ah iyo mid ciidan loo fidiyo dhallinyaradii qeybta ka ahayd colaaddii Marka

Muqdisho October 15 (SNTV):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay dhallinyaro qayb ka ahaa colaaddii sokeeye ee ka jirtay magaalada...

Madaxweynaha oo kulamo wadatashi iyo dhiirigelin ah la qaatay bulshada Marka iyo Guutada 14ka Oktoobar ee CXDS

Marka, Oktoobar 14, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo saaka gaaray magaalada Marka ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa kulamo xogwareysi...

Xukuumadda Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Kala Saxiixday €100 Milyan oo lagu kabayo Miisaaniyadda Dawladda

Muqdisho (SNTV):-Xukuumaadda federaalka Soomaaliya iyo midawga Yurub ayaa maanta kala saxiixsay €100 (Boqol milyan oo Yuuro) oo midawga Yurub  si toos ah ugu taageerayo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...