JOHANNESBURG-(SNTV)-Howl-galka Maraykanka Afrika ee Africom loo yaqaan ayaa sheegay in Diyaaradahooda dagaalku ay Laba weerar ku qaadeen fariisimaha Ururka Al-Shabaab ay ku leeyihiin Soomaaliya.
Af-hayeen...
Garoowe-(SNTV)-Madaxweynaha Puntland ayaa Maanta ka qeyb galay aas loo sameeyay Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays), oo Shalay ku geeriyooday Magaalada garoowe.
Aaska ayaa waxaa...
Gaarisa-(SNTV)-Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamanka is-maamulka Gaarisa Kenya, Maxamed Cali Sheekh, ayaa Gaashaanka u daruuray in Soomaalida ku nool Xeryaha Qaxootiga ee Dhadhaab...