SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

QM oo ku dhowaaqday 30 Milyan Dollar oo lagu bixiyo nabadda Soomaaliya

Muqdisho- (SNTV)-Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30...

Maamulka Hirshabeelle oo yeelanaya Boliiskii ugu horreeyay

Jowhar-(SNTV)-198 Boolis ah ayaa tababar soconayay Saddex Bil loogu soo gaba-gabeeyay Shalay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamul Goboleedka Hirshabeelle Soomaaliya. Munaasabadda tababarka lagu soo xirayay...

Marwada Qaranka oo la kulantay Amiiradda dalka Qatar

Muqdisho (SNTV):-Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macalin oo booqasho rasmi ah ku joogta dalka Qatar ayaa la kulantay Madaxa Maamulka Guud ee...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Kulan La Qaatay Guddiga Badbaadinta iyo soo celinta hantida Qaranka

Muqdisho (SNTV)-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa kulankiisii ugu horreeyay maanta la qaatay guddiga badbaadinta iyo soo celinta hantida qaranka. Ra’iisul...

Munaasabad lagu xusayey Sanadguuradii 59aad ee aas-aaska Ciidanka Cirka oo Muqdisho lagu Qabtay

Muqdisho (SNTV)- Munaasabadaan oo lagu xusayey sanadguuradii 59aad ee kasoo wareegtay aas-aaska Ciidanka Cirka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa lagu qabtay Gudaha Xerada Ciidamada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...