SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wafdi uu hoggaaminayo Xoghayaha Joogta Wasaaradda Qorsheynta XFS oo maanta gaaray magaalada Kismaayo

Muqdisho (SNTV)- Xoghayaha joogta Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan  ayaa maanta gaaray magaaladda Kismaayo ee Xarunta...

Dhalinyaro laga soo daayey Xabsiyada dalka Iiraan oo Muqdisho soo Gaaray

Muqdisho (SNTV)- Dhalinyaradaan Maxaabiista ku ahaa dalka Iiraan ee dalkooda hooyo dib ugu soo laabtay ayaa waxaa Hoggaaminayey Danjire Maxamed Xuseen Owliyo oo dadaal...

Agaasimaha Hay’adda Socdaalka oo soo xiray Tababar ku saabsan Dambiyada Abaabulan ee xiriirka la leh Safarada iyo Dalxiiska

Muqdisho (SNTV)-Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya G/sare Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa soo xiray Tababar ku saabsanaa Dambiyada Abaabulan ee xiriirka...

Xukuumadda Oo Ansixisay Heshiiska Tababarrada Ciidamada Ee U Dhexeeya Soomaaliya Iyo Turkiga

Muqdisho (SNTV)-Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxa ay ku meel mariyeen Heshiiska Tababarrada Ciidamada ee ay horay...

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee India iyo Nigeria

Muqdisho-(SNTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria ee Soomaaliya. Danjiraha dalka India...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...