SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Akhriso: War Murtiyeedka Wadajirka ah ee dowladaha Soomaaliya iyo Burundi

Bujumbura (SNTV):-Halka Hoose ka Akhriso War Murtiyeedka Wadajirka ah ee Booqashada Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee Burundi 1- Kaddib martiqaad rasmi ah oo uu ka...

Saraakiisha sare ee Ciidanka Booliska oo loo furay Siminaar ku saabsan Ilaalinta Xaquuqda Aadanaha

Muqdisho (SNTV)- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye gaas Bashiir Cabdi Maxamed ayaa maanta Saraakiisha sare ee Ciidanka Booliska u furay Siminaar lagu baranayo dhowrista...

Wasiirka Waxbarashadda XFS oo Booqday Xarunta Farsamada Gacanta lagu barto ee magaaladda Cape town

Cape Town (SNTV)- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre oo Safar shaqo ku jooga dalka South Africa ayaa maanta booqday...

Shirkadda Spectrum oo sheegtay in shirkii London lagu xaraashin xirmooyin shidaal ah

Muqdisho (SNTV):-War ay soo saartay shirkaddii sameysay sahanka shidaalka Soomaaliya ee lo yaqaano Spectrum ayaa lagu sheegay in shirkii London ka dhacay aan marnaba...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Daah-furay Dhismaha Waddooyinka Jowhar Iyo Afgooye

Muqdisho(SNTV):--Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)، mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay mashruuca dhismaha waddooyinka isku xira Muqdisho iyo magaalooyinka Jowhar iyo Afgooye...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...