SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

FAALLO: Gaalkacyo Mideysan waa Soomaali Mideysan

Beryahaan waxaa socdaal shaqo ku kala bixinayay Deegaanno ka tirsan Gobollada Galguduud iyo Mudug Raiisul-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, wuxuuna safar...

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Dastuurka oo warbixin siiyay xubno ka tirsan Madaxtooyada Qaranka

Muqdisho-(SNTV)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo ay wehliyaan La-taliyayaal iyo Agaasime-waaxeedyo katirsan Wasaaradda Dastuurka, ayaa shalay kulan la yeeshay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada...

Duqa Muqdisho oo furay tartanka Kubadda Gacanta ee Degmooyinka Gobolka Banaadir

Muqdisho-(SNTV)-Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Mudane;  Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng; Yariisoow), ayaa Shalay Galab Garoonka Wiish ee Degmada C/casiis ka furay Koob Kubadda...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo si weyn loogu soo dhaweeyay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo

Gaalkacyo (SNTV)–Bulshada ku nool dhanka waqooyi ee degmada Gaalkacyo ayaa garoonka kubbadda cagta Cawaale si wayn ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Oo Guddoomiyay Shirka Horumarinta Iyo Dib-u-dhiska Soomaaliya

Arbaco, July 10, 2019—Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka horumarinta iyo dib-u-dhiska Soomaaliya (SDRF)...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...