SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Hambalyeeyay Ciidanka Xoogga Dalka Oo Guullo Ka soo Hooyay Gobalka Sh/Hoose

Muqdisho (SNTV) Gen. Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo goor dhow la hadlay warbaahinta qaranka ayaa Hambalyo iyo bogaadin u...

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Isku Ballaarinaya Deegaanno Ay Kamid yihiin Tooratoorow Iyo Mubaarak

Muqdisho (SNTV) Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Najar oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga dalka xiligaan howlgalo kawadaan deegaannada Tooratoorow,...

Madaxweynaha K/Galbeed oo La Kulmay Wafdi uu Hogaaminayo Madaxa Hay”adda WFP “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Wafdigan uu hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP Casar Arroyo ee Manta Soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa ujeedkiisa ahaa sidii...

Madaxweynaha KG Oo Amar Ku Bixiyay in La Soo Xero Dadka Lagu Tuhmayo Dilalkii Ka Dhacay Baydhabo

Baydhabo (SNTV) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay Magaalada Baydhabo kuwaas oo loo dilay aano...

Banka Carafo Oo Maanta Ay Gudashada Xajka u taagan yihiin Malaayiin Muslimiin ah “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Iyadoo maanta ay ku beegantahay 9 Bisha Dulxaj ayaa malaayiin Muslimiin ah maanta waxaa ay taagan yihiin Banka Carrafo, si ay u...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...