SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Hirshabeelle oo bilowday dhismaha Dowladaha Hoose

Dowlad goboleedka Hirshabeele oo kaashanaysa Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya kana duulaysa ahmiyadda ay leedahay hoos u daa dejinta dhismaha iyo maamulka bulshad...

Muhaajiriin ku go’doonsanaa Badda oo qabilaad ka heley dalal Yurub ka mid ah

Lix dal oo ka tirsan qaaradda Yurub ayaa oggolaaday 356 muhaajiriin Afrikaan ah oo ku go’doonsanaa markab badda Talyaaniga ku sugnaa iney qaabilaan, muhaajiriinta...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo soo xirey Bandhig Carweedka Buugaagta Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo soo xiray bandhigga buugaagta Muqdisho, ayaa dhallinyarada qorayaasha ah ee Soomaaliyeed ku dhiirri...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Addis-ababa uga qeybgalay shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda ee IGAD

Shir ay isugu yimaadeen wadamada ku mideysan urur goboleedka IGAD oo ay Soomaaliya ku jirto ayaa lagu qabtay magaalada Addis,ababa ee caasimadda Dalka Itoobiya,kaasi...

Mas’uuliyiin ka tacsiyadeysay geerida danjire Xasan Maxamed Siyaad

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan iyo mas’uuliyiin kale  waxa uu tacsi u dirayaa ehellada iyo qoyska marxuum Danjire...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...