SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maktabadda Qaranka Soomaaliyeed oo maanta u qeybisay Buugaag qaar kamid ah Maktabadaha magaalooyinka dalka “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Illaa shan kun oo buugaag ah kuwaasi oo isagu jirta Dugsiyada Hoose, Dhexe iyo Sare ayaa maanta ay maktabadda Qaranka Soomaaliyeed ku...

Odawaa Yuusuf:  Taliyaha Cusub ee CXD Oo Maanta Xilka Kala Wareegaya Indho-Qarshe Oo Ahaa Taliyihii Hore ee CXD Soomaaliya

Muqdisho (SNTV) Xaflad uu xilka kula wareegayo taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxa ay haatan si habsami...

Shirkii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka Heer Federaal & Heer Dawlad Gobolleed oo Ka Furmay Garowe ‘Sawirro’

Garowe ( SNTV) Waxaa maantay magaalada Garowe ee Puntland si rasmi ah uga furmay shirkii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ee heer Federaal iyo...

Siihayaha maamulka Gobalka oo magacaabay guddiga xilwareejinta

Siihayaha Duqa Muqdisho ahna Gudoomiye Ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahad-alle (ibraahim dheere) ayaa maanta magacabay Guddiga xilwareejinta Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna...

Mashruuc lagu dhiirigelinaayo dalagga Bariiska oo ka socda Jowhar

Wasaaradda Beeraha dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa wada dadaal macno leh oo ganacsatada iyo bulshada lagu baraarujinaayo in ay ka qeybgalaan dhiigigelinta nuucyada kala duwan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...