SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xukuumadda Soomaaliya Oo Caddeysay in Dowladdu Aysan Jebin Qodob Kamid ah Heshiiskii Ay La-Gashay Ahlu Sunna

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Arrimaha ghudaha, Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Eng. Cabdi Maxamed Sabriye oo la hadlay Bulshada Dhuusamareeb ayaa shaaciyay in dowladda Soomaaliyeed...

R/wasaare Ku-xigeenka oo Muqdisho Ku Soo Xiray Shir Sanadeedkii Xafiiska Hanti-Dhowrka Guud ee Qaranka iyo Kuwa Dowlad Gobolleedyada

Muqdisho (SNTV) R/ Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa soo xiray Shir Sanadeedkii Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Qaranka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada...

Wasiir Maareeye oo kulan la qaatay Wasiirka Qorsheynta XFS ‘Sawirro’

Muqdisho (SNTV) Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha...

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Booqday Ciidamo loo Diyaarinayo Howlgalladda Lagu Baacsanayo Argagaxisada “Sawirro”

Muqdisho (SNTV) Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidanka xoogga dalka, Sarreeye guuto Odawaa Yuusuf Raage...

Shir Lagu Taageerayo Dhaq-Dhaqaaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Maamul U sameynta Galmudug oo Maanta Ka Dhacay Dhuusomareeb ‘Sawirro’

Dhuusomareeb (SNTV) Kulankan oo ay ka qayb galeen qaybaha kala duwan ee Bulshada ee ku dhaqan gudaha degmada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug ayaa maanta...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...