SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kula kulmay dhiggiisa Japan.

 Shalay oo Khamiis ahayd (29 August), Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa intii lagu guda-jiray kaltanka todobaad ee...

Xukuumadda oo Taageertay Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay ka qaadatay Doorashooyinkii Jubbaland

Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii aan...

Wasaarada Amniga Hirshabeelle oo Sheegtay in la diyaariyey ciidamadii ka howlgali lahaa degmooyinka cadowga laga xoreeynayo

Munaasabad tababar loogu soo xireyey Ciidamo  gaaraya laba boqol oo Askari oo qeyb ah Booliska gaarka ah ee Dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta ka...

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo kormeeray Xafiisyada Dowladda Hoose

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kormeeray Xafiisyada kala duwan ee ay ku shaqeeyaan Maamulka Gobolka Banaadir iyo...

Madaxweynaha K/Galbeed oo guddoomiyay Shirka Khamiislaha ee Golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka koonfur galbeed

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka koofur galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen), ayaa Maanta shir guddoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee ay Khamiis walba yeeshaan golaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...