Wasirrka Wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (maareeye), ayaa sheegay in ay madaxda Koofur Afrika kala hadleen dhibaatada lagu hayo Dadka...
Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa Isniintii Todobaadkan kala wareegay howl-galka nabad ilaalinta midowga Afrika ee AMISOM, Saldhig ku yaalla Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellada dhexe,...