SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamada caalamiga ah ee ICJ oo 2 bil ah dib u dhigtay dhageysiga Dacwadda Soomaaliya iyo Kenya

Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Cali Fiqi ayaa sheegay in Maxkamada caalamiga ah ee ICJ ay dib u dhigtay mudo laba bilood ah...

Madaxweyne Farmaajo oo Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ugu hambalyeeyey Guusha ay u soo hoyeen Qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Hambalyo u diray ciyaartoyda iyo macallimiinta Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo 1-0 kaga adkaaday Zimbabwe,...

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kormeeray Saldhigga Booliiska Iyo Xarumaha Ciidamada Danab Iyo Nabad-sugiddu Ay Uga Sugan yihiin Dhuusamareeb

Khamiis, September 05, 2019–Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray saldhigga Booliiska Dhuusamareeb iyo xarumaha ciidamada kumaandoosta Danab iyo...

Guddoonka Golaha Shacabka ayaa bogaadiyey dadaallada dib u heshiisiinta ee R/wasaaraha XFS ay ka waddo Galmudug

Guddoonka Golaha Shacabka JFS ayaa bogaadiyey dadaallada dib u heshiisiinta ee uu Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka wado deegaannada Galmudug ayadoo guddoonku uu...

Golaha Wasiirrada KG oo Maanta ka hadlay soo dhoweynta Ra’iisul Wasaaraha Dalka iyo ammaanka

Kulanka Khamiislaha ah ee golaha Wasiirrada Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta dhacay Caasimadda ku meel gaarka ah ee Baydhabo. Shirka oo uu Guddoominayay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...