SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirka Madasha Arimaha Bini’aadanimo Oo Ka Furmay Muqdisho.

Shir ku saabsan madasha Arimaha bini’aadanimo ee dalka,isla markaana  ay soo qaban qaabisay wasaaradda gargaarka iyo maareeynta masiibooyinka, ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkaan...

Wasiirka Shaqada & Arrimaha Bulshada Soomaaliya Oo La Kulmay Madaxda Bangiga Adduunka

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa oo ku sugan magaalada Washington, D.C ee dalka Marekanka ayaa...

Madaxweynaha Puntland Oo Ka Hadlay Fatahaada Webiga Shabeelle.

Madaxweynaha Dowlada Goboleedka Puntland Mudane, Siciid C/laahi Deni oo ku hadlaya Magaca goleyaasha kala duwan ee Dowlad Goboleedka Puntland iyo kan Shacabka Puntland wuxuu...

R/Wasaare Kheyre Oo Qaabilay Safiirka Cusub Ee Sweden

R/Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Danjiraha cusub ee Dowladda Sweden u fadhiya Soomaaliya, Staffan Tillander. Kulanka ayaa...

Wabiga Shabeelle Oo Ku Fatahay Deegaano Ka Tirsan Sh/Dhexe

Wabiga Shabeelle ayaa fatahaad hor leh ka geystay deegaano ka tirsna Gobolka Shabeellaha Dhexe oo hoos-taga magaalooyinka Jowhar iyo Mahadaa, iyadoo inta badan dadkii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...