SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiiru-Dowlaha Waxbarashada Oo Furay Shirweynahii 5-aad ee Machadka Cilmi-Baarista Soomaaliyeed “Sawirro”

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, C/raxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa Maanta Muqdisho ka furay shirweynihii 5-aad ee Machadka cilmi...

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Värmland, Sweden Oo Aruurinaysa Deeq Lacageed

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan qaaradda Yurub ayaa haatan bilaabay aruurinta deeqo lacageed si ay uga qeyb qaataan samata bixinta qoysaska Soomaaliyeed oo ay...

Marwada 1-aad Oo Mareykanka Ka Bilowday Qaylo Dhaaanta Gurmadka Fatahaadaha “Sawirro”

Seynab Cabdi Macalin, oo ah marwada Koowaad ee Dalka ayaa Gobollada dalka Mareykanka ka bilowday Olole loogu gurmanayo dadka Soomaaliyeed oo ay dhibaatadu ka...

Israa’iil Oo Duqeyn Ku Dishay Dad Rayid Ah  Iyo Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan Ururka Jihaad

Ciidamada Israel ayaa dilay sarkaal sare oo ka tirsan kooxda  Jihaadul Islaam ee ay taageeraan Iiraan Ka dib weerar ka dhacay Marinka Gaza oo...

Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo gaaray Itoobiya

Wafdi uu hogaamninayo Guddomiyaha Golaha  Shacabka  Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh C/raxmaan ayaa  Gaaray Magaalada Addis-ababa ee Dalka Itoobiya. Guddoomiyaha Waxaana garoonka diyaaradaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...