Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo gaaray Itoobiya

Date:

Wafdi uu hogaamninayo Guddomiyaha Golaha  Shacabka  Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya Mudane Maxamed Mursal Shekh C/raxmaan ayaa  Gaaray Magaalada Addis-ababa ee Dalka Itoobiya.

Guddoomiyaha Waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Baarlamnka Federalka Itoobiya, Xildhibaanno, Iyo Mas’uuliyiin kale oo Ka socota dalkaasi

Safarka Guddoomiye Mursal oo la tilmaamay in uu salka ku hayo xoojinta xiriirka labada dale e Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa ka dambeeyay casuumaad uu ka helay dhiggiisa dalka Itoobiya.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka iyo Hay’adda IFC oo Martigeliyay Aqoon Isweydaarsi ku Saabsan Suuqa Isgaarsiinta

Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka(HIQ), iyadoo kaashaneysa Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah...

Wasiirka Qorsheynta oo furay shirka Wadatashiga Qorshaha ee Isbeddelka Qaran 2025-2029

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka...

Duqa Muqdisho oo furay Madasha la tashiga Bulshada ee Maqaamka Caasimadda  

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo baaq nabadeed u diray beelaha ku dagaallamaya qaar ka mid ah gobollada dalka

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa baaq...