R/Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay in haddii Madaxweynaha Maraykanka Donal Tramp uu u arko in isagu u qalmo billadda nabadda adduunka ay la...
Xeer-ilaaliyaha Guud ee dawladda Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan ayaa shaaciyay waqtiga la fullin doono xukunkii dilka ahaa ee maxkamaddaha maamulkaasi ay ku rideen saddexdii...
Madaxweynaha dalka ruushka Vladimir Putin ayaa si cad u tilmaamay in xaaladda ka taagan dalka Liibiya ay si weyn u saamayn doonto xasiloonida wadamada...
Ciidamo ka Tirsan Booliska Soomaaliya ayaa xalay howlgal dad badan lagu qab qabtay ka sameeyay Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee Gobolkan Banaadir.
Ciidamada oo...