SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kulanka guddiga amniga gobalka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland oo lagu soo bandhigay walxaha qarxa oo howlgalo lagu soo qabtay.

Kulanka guddiga amniga gobalka Mudug ee Puntland oo uu shir gudoominayay wasiir ku xigeenka amniga  Dowlad Goboleedka Puntalnd Cabdullaahi Cabdisalaan ayaa lagu soo bandhigay...

Xarumo Caafimaad oo si isku tashi looga hirgaliyay deegaano hoostaga Gobolka Nugaal “Sawirro”.

Wasiirka Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland oo uu weheliyo Guddoomiyaha Gobolka Nugaal iyo Madax waaxeedyo ka tirsan wasaarada Caafimaad ka Puntland ayaa kormeer indha indhayn...

Dowlada Soomaaliya oo canbaareysay weerarkii fashilmay ee maleeshiyada Kenya hubeysay ku qaadeen magaalada Beledxaawo

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay caddaynaysaa in ay maleeshiyo ay soo hubaysay Dowladda Kenya xalay weerar qaawan kusoo qaadeen Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo....

James Swan oo la kulmay Madaxweynaha Puntland+(SAWIRRO).

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u...

Wasiir Dubbe “Ciidanka Xoogga Dalka oo soo afjaray duulaan lagu soo qaaday Beladxaawo.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa shaaciyay in...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Faa’iidooyinka Bisha Ramadaan

Fadaa’isha ay leedahay Bisha Ramadaan ma aha wax lagu...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...