SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Fatahaadda Shabeelle Oo Saameysay Qiimaha Khudaarta Jowhar+Sawirro

Qiimaha lagu kala iibsado khudaarta  nuucyadeeda kala duwan ee suuqyada  magaalada Jowhar  ee xarunta Gobalka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa  sare u kac ku yimid...

Ciidanka Xoogga Oo Howl-gal Ka Sameeyay Deegaano Ka tirsan Gobolka Mudug.

Ciidamada xoogga dalka Soomaliyeed gaar ahaan kuwa  Danab ayaa xalay Howlgal qorshaysan  waxa ay ka sameeyeen deegaanka Wargalo oo hoostaga Degmo Xeebeedka Hobyo ee...

QM: Bartamaha Soomaaliya Waxaa Ku Barakacay Hal Milyan Oo Qof.

Bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay wajahaysaa daadadkii ugu ba’anaa oo saameeyay in ku dhow hal milyan oo qof iyadoo ay 400,000 oo qof ay...

Bukaannada Karoona Ka Bogsoonaya Oo Kordhay “SAWIRRO”

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku xaqiijisay in 24-kii saac ee...

Warta Nabadda Oo Xalay U gudubay Wareegga Afar Dhammaadka Tartan Cilmiyeedka

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee xalay ayaa waxaa kulankiisa 27-aad, wareeggiisa 3-aad kulankiisa 4-aad ku tartamay Degmooyinka Warta Nabadda Vs Kaxda oo ka wada...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...