SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciidamada Puntland Oo Howlgal Ku Dilay Xubno Ka tirsan Daacish.

Ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland PSF ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay dhulka buuraleyda ah ee Gobolka bari , halkaas oo ay ku weerareen xubno...

Madaxweynaha Jubbaland Oo La Kulmay Xildhibaannada Laga Soo Doorto Deegaannada Jubbaland.

Madaxweynaha dowlad Goballeedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay Magaalada Dhuusamareeb kulan kula qaatay qaar ka mid ah Xildhibaanad labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...

Aqalka Hoose Ee ‘BFS’ Oo Akhrinta 3-aad Marinaya Wax-Ka-Bedelka Sharciga Xisbiyada.

Xildhibaannada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa lagu wadaa in ay kulan ku yeeshaan xarunta KMG golaha shacabka ee Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka...

Wasaaradda Gargaarka XFS Oo Fartay Hay’adaha Samafalka In Ay Ka Qeyb Qaataan Gurmadka.

Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta masiibooyinka XFS mudane Xamza Saciid Xamza ayaa sheegay in Webiga Shabeelle uu fatahaado ba'an ka geystay xaafado ka tirsan...

Wasaaradda Waxbarashada XFS Oo Soo Xirtay Imtixaanka Shahaadiga Ee Dowladda “SAWIRRO”

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare mudane C/raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada Mudane Axmed Xasan Yuusuf ayaa...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...