SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukunno Ku Ridday 2-Ka Tirsan Al-Shabaab

Maxkamadda Ciidamada Oo Xukunno Ku Ridday 2-Ka Tirsan Al-Shabaab Maxkamadda darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waxaa ay xukuno xabsi daa’in ah...

Safiirka Suudaan Ee Soomaaliya Oo La Kulmay Wasiirka Beeraha Suudaan +Sawirro

Danjiraha Soomaaliya ee Suudaan iyo Wasiirka Beeraha iyo Khyeraadka Dabiiciga ah ayaa isku afgartay adkeynta xiriirka dhinacyada kala duwan sida horumarinka iyo iskaashiga Beeraha...

Madaxweyne Farmaajo “Shacabka Soomaaliyeed Waxaa Looga Baahan Yahay In Ay Ku Kalsoodaan Hor U Socodka” Sawirro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo ka qeyb galay Shirweynaha Wadatashiga Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa ka warbixiyey Geeddi...

Orad-yahanno Tartan Uga Qeyb-Galay Koonfur Galbeed, Daawo “Sawirro”

Tartankaan oradka ah wuxuu qeyb yahay, tartamo isdaba joog ah oo jaaliyadda Koofur-galbeed Soomaaliya ee Waqooyiga Ameerika ay u qabanayaan dhalinyarada degmada Xudur, kaas...

Alshabaab Oo Biyaha Webiga Ku Soo Fasaxay Beero Ku Yaal Aw-Dheegle “Sawirro”

Maleeshiyaadka argagaxisada Alshabaab, ayaa biyaha ku fatahay beeraha ku yaala degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeelaha Hoose, sida uu sheegay guddoomiyaha gobolka. Ibraahim Aadan Cali Najax,...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...