Ciidamada ammaanka ayaa ku guuleystay in ay soo afjaraan howlgalkii ka socday gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho,sida uu (SONNA) u sheegay afhayeenka wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya...
Wajiaga labaad ee shirka wadatashiga ka qeyb-qaadashada isbeddelka cimillada ee heer Qaran ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Shirkan oo uu soo qaban qaabiyay guddiga isbeddelka...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Turkiga ayaa munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo soo dhaweyn ah xalay ugu sameeyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga...