SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Safaaradda Soomaaliya ee South Africa oo dalka kusoo celisay muwaadiniin ku xanibnaa dalkaasi.[Sawirro]

Safaaradda Soomaaliye ee Koonfur Afrika ayaa dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin ay tiradooda gaarayso 49 qof oo isugu jira dhallinyaro, Hooyooyin iyo carruur,...

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha oo kulan la yeeshay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha.[Sawirro]

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha XFS, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxuu kulan kula qaatay Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Kulanka...

Ciidamada Amniga Gaalkacyo oo faah faahiyay howlgal ay kusoo qabteen waxyaabaha Maanka-dooriya.

Ciidamada amniga magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku soo dhigay maandooriyayaal si sharci darro ah looga ganacsanayay xaafado ka tirsan magaaladaasi. Howlgalkaan oo qayb ka ah...

Madaxweynaha Galmudug oo xafiiskiisa ku qaabilay sii-hayaha wasiirka gargaarka XFS+Sawirro.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay sii hayaha Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka XFS, mudane Xamsa Saciid...

Sii hayaha Ra’iisul wasaaraha XFS “Ciqaabta iyo mihnadda Saxafinimo waa kala caaggan yihiin.[Sawirro]

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib-u-eegis dheer lagu sameeyay kadib uu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...