SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Xoogga dalka oo gacan siiyay Ganacsatada magaalada Xudur.

Gawaari nooca xamuulka ah oo u rarnaa ganacsato, isla markaana xayirnaa in muddo ah, ayaa gaaray Magaalada Xuddur ka dib howlgallo miino sifeyn ah...

Ra’iisul wasaaraha Libiya Fayez al-Sarraj oo is casilaya.

Ra’iisul wasaaraha dowladda QM aqoonsan tahay ee Libya Fayez al-Sarraj, ayaa sheegay in xilka ka degi doona dhammaadka bisha soo socota ee October isagoo...

Ciidamada Amniga Sudan oo xeray Dad abaabulayay qaraxyo.

Saraakiisha dalka Suudaan ayaa sheegtay in la xirey 41 Nin oo lagu eedeeyay in ay qorsheynayaan tiro badan oo walxaha qarxa ah. Waxyaabaha lagu qabtay...

200 oo Maxbuus oo ka baxsatay Xabsi ku Yaalla Uganda.

In ka badan 200 oo maxbuus ayaa ka baxsatay Xabsi ku yaalla waqooyiga bari ee Uganda, sida ay saraakiishu sheegeen, waxay intaas ku dareen...

Duqa Muqdisho oo kormeeray Darjiinka dowladda hoose ee Xamar “Sawirro”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray dhismaha ka socda Darjiinka dowladda hoose ee ku...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...