SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasaaradda Amniga Galmudug oo ka digtay dhul boob kajira Hobyo.

Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa uga digay shacabka ku nool magaalada Hobyo ee gobolka Mudug dhul boob uu sheegay in...

Bulshada reer Hobyo oo dib dhisaya xarumaha danta Guud.

Maamulka iyo bulshada magaalada Hobyo ee gobolka Mudug ayaa wada dadaallo lagu dhisayo xarumaha danta guud iyagoo dib u dhis Is-xilqaan ah ku sameeyay...

Puntland iyo Koonfur-galbeed oo heshiis ku gaaray Baydhabo+saawirro.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo isaga iyo wafdigiisa loogu sameeyay xarunta Madaxtooyada...

kulanka Wadajirka ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka FS oo goor dhaw furmaya.

Labada aqal ee Baarlamaanka JFS ayaa maanta oo sabti ah  wadaa in magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan fadhi wada-jir ah oo ay uga doodayaan...

Ra’iisul wasaare oo helay Kalsooidii Golaha shacabka.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyn cod caqlabiyad leh ku ansixiyay Ra’iisul wasaaraha Cusub ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...