SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Bannaanbaxyo ka socda dalka Ivory Coast.

Kumanaan qof oo ka mid ah taageerayaasha mucaaradkaa Ivory Coast ayaa isugu soo baxay caasimadda Abidjan, waxayna ka soo hor jeedaan qorshaha madaxweyne Alassane...

Heshiis xabbad joojin ah oo dhexmaray Armenia iyo Azerbajan.

Heshiiskani ay sida wadajirka ahi ay u gaareen labada dal ee Armenia iyo Azerbijan ayaa waxaa uu imaanaya, ka dabib markii wada hadallo muddo...

Ciidanka Xoogga iyo AMISOM oo xoojinaya howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab.

Talisyada Howlgalka Midowga Afrika ee (AMISOM) iyo ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa sheegay in ay ka go’an tahay kor u qaadista isku dubaridka...

Degmada Shibis oo yeelaneysa Maxkamad u adeegta bulshada+sawirro

Degmada Shibis ayaa waxay ka mid tahay degmooyinka Gobolka Banaadir, mana laheyn maxkamad shacabka ku nool ay u cadaalad raadsadaan, dacwooyinkooda waxay geyn jireen...

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cali Khaliif Galleyr.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...