SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul wasaare Rooble oo sheegay in weji cusub loo wajahayo la dagaalanka Al-shabaab.

Ra'iisal wasaaraha Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo xubno ka tirsan labada Gole,ayaa maanta ka qeybgalay kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho oo...

Mareykanka“Weli waxaan la murugooneynaa dhibaatadii uu geystay qaraxii Soobe.

Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay la murugooneyso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed oo maanta u baroordiiqaya xuska 14-kii Oktoobar 2017 oo argagaxisadu...

QM “Waxaan murugada la qeybsanaynaa qoysaska dadkii naftooda ku waayay qaraxii 14-kii Oktoobar”

Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Qaramada Midoobay ayaa...

Amniga Jowhar oo la adkeeyay xilli lagu jiro ololaha doorashooyinka Hirshabeelle.

Ciidanka boliiska magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa sheegay in amniga magaalada uu yahay mid leysku haley karo kaddib howlgalo ay ka...

Shirka Wadatashiga istiraatijiyadda kheyraadka Biyaha oo maalintii labaad galay+Sawirro.

Shirkani wadatashiga sameynta istiraajiyada maareynta kheyraadka biyaha heer federal iyo dowlad goboleedka ayaa galay maalintii labadaa waxaa ka qeyb-galaya Sii Hayaha wasiirka tamarta iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...