SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha Kyrgyztan oo is casilay.

Madaxweynihii Kyrgyzstan oo iscasilay ka dib todobaadyo deganaansho la’aan ah Madaxweynaha Kyrgyztan Sooronbai Jeenbekov ayaa khamiistan maanta ah, ku dhawaaqay in uu iscasilay ka dib...

Beesha Caalamka oo ka hadashay arrimaha doorashooyinka, amniga iyo dhaqaalaha ee Soomaaliya.

Wakiillo ka socda qaar ka mid ah dalaka daneeya arimaha Soomaaliya, ayaa muujiyey muhiimadda ay leedahay in Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah...

Qaramada Midoobay oo kaalmo lacag ah u qorsheysay fatahaadaha Soomaaliya.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska isku dubaridka gargaarka bani aadanimada Qaramada Midoobe ee Soomaaliya UNOCHA ayaa lagu sheegay in Sanduuqa gargaarka...

FAO oo ka digtay Ayax mar kale ku soo fool leh Soomaaliya.

Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunnada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan. Xafiiska FAO ee Soomaaliya ayaa...

WFP oo sheegtay in cuntada ay Iskoollada ku bixiso ay dhiirigalin u noqotay Waxbarashada.

Iyada oo maanta caalamku xusayo maalinka Cuntada Adduunka si loogu baraarugo baahida ayaa hey’adda WFP waxay ay sheegtay in cunnada ay siiso ardayda qaar...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...