SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya oo shir la yeeshey madaxda Ha’yadda UNODC.

Shir looga hadlayay sidii loo tayeyn lahaa loona tababari lahaa xubnaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ee ka shaqeeya qeybta dembi baarista (CID) ayaa lagu qabtay...

Fatahaadda Webiga Shabeelle Saameyn noocee ah ayuu yeeshay Warbixin.

Fatahaadaha iyo daadadka waa halista ugu weyn ay soomaaliya iminka wajaheyso taas oo ay weheliyaan ayaxa iyo Covid-19. Warbixin ay soo saartay hey'adda OCHA ayaa...

Madaxweyne Trump oo qirtay in Koonto uu ku leeyahay bankiyo kuyaalla Shiinaha.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qirtay in uu koonto ku leeyahay Bankiyo ku yaala dalka Shiinaha, sida uu baahiyay wargeyska caanka ah ee NEW...

Qaramada Midoobe iyo Dowladda Soomaaliya oo heshiis cusub wada saxiixday.

Muqdisho, 15 October 2020: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka...

Xuutiyiinta Yeman oo sii daayay labo muwaadin oo Amerikaan ah.

Dowladda Cuman ayaa diyaarad u dirtay magaalada Sanca ee Yemen halkaas oo ay geysay 250 maxbuus oo Xuutiyiin ah kuwaas oo lagu hayay dalalka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...