SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka waxbarashada Galmudug oo booqday iskuulka Bangeelle oo dhawaan carruur ay ku geeriyoodeen+Sawirro.

Wasiirka waxbarashada Dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Dhoore oo socdaalka ku maraya qaar ka mid ah deegaanada Galmudug ee gobolka Galgaduud ayaa waxa uu...

Wasaaradda Beeraha XFS oo Tabobar u furtay qaar ka mid ah shaqaalaheeda+sawirro.

Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan Hay’adda adeegyada baritaanka iyo sharciyeynta beeraha Soomaaliyeed u furtay xubno ka kala socday wasaaradda iyo...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur galbeed oo gaaray magaalada Xudur+Sawirro.

Wafdi oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka koonfur galbeed Soomaaliya Dr.Cali Siciid Fiqi ayaa gaaray magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool. Wafdigan  ballaaran oo...

Madaxweyne Deni oo furay Kal-fadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Puntland+Sawirro.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta  oo axad ah furay Kal-fadhiga 47-aad ee golaha wakiillada Dowlad goboleedka Puntland. Madaxweynaha oo khudbad...

Taliyaha Booliiska Soomaaliya oo la kulmay Madaxwaynaha maamulka Galmudug.

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliya S/gaas.Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa goor dhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug waxaana xafiiskiisa ku soo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...