SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ra’iisul-wasaare ku-xiggeenka XFS oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska Guriga Hooyooyinka ee Baxsan “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska guriga Hooyooyinka ee loogu magac daray fannaanadii Qaran ee Seynab...

Saddex qof oo lagu dilay magaalada NICE ee Koonfurta Dalka Faransiiska “SAWIRRO”

Seddex  qof ayaa ku dhimatay magaalada NICE ee koonfurta dalka Faransiiska kaddib markii nin uu tooreey weeraray goob kaniisad ah. Ninka weerarka geystay ayaa ku...

Mareykanka oo diiday inay Gabar madow ah ay maamusho hey’adda WTO.

Qorshihii ahaa in wasiirkii hore ee Maaliyadda Nigeria loo magacaabo agaasimaha hey’adda Ganacsiga Adduunka ee WTO ayaa meesha ka baxay, markii Mareykanku ka hor...

Ciidamada NISA oo gacanta ku dhigay dhagarqabayaal Al-Shabaab ah iyo hub kala duwan.

Ciidamaa Sirdoonka ee NISA ayaa howlgal ka dhacay Xaafadda Oodweyne ee Degmada Dayniile ku soo qabtay Dhagar-qabayaal ka tirsan Argagixisada Al-shabaab iyo hub kala...

Dadka Mareykanka oo looga digay weeraro argagixiso oo ka dhici kara dalalka Khaliijka.

Safaaradda Mareykanka ee Imaaraadka Carabta  ayaa soo saartay digniin culus oo ku socota muwaadiniinta Maraykanka, taas oo  ku saabsan suurtagalnimada in kooxaha argagixisadu weeraro ka gaystaan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...