SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in xalay muwaadiniin Soomaali ah dil & dhaawac loogu gaystay dalkaasi. Kooxo hubeysan oo burcad ah ayaa...

Ciidamada amniga Sacuudiga oo ka hor tagay gaari doonayay in uu xoog ku galo Xaramka.

Riyadh-(SONNA)- War ka soo baxay Saraakiisha Amniga Sacuudiga ayaa lagu sheegay in maanta oo Sabti ah ay ciidamada qaabilsan sugidda amniga goobaha barakaysan ee...

Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal ka dhan ah Al-shabaab ka fuliyey G/Hiiraan.

Qeybta 27-aad ee xoogga dalka ayaa hawlgal ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa degmooyinka Maxaas iyo Baladweyne ee gobalka Hiiraan, waxa ay kaga hor...

Khasaaraha ka dhashay dhulgariirkii Turkliga oo sii kordhaysa.

Ugu yaraan 24 qof ayaa ku dhimatay 804 kalena waa ay ku dhaawacmeen dhul gariir xoogan oo cabirkiisu yahay 6.6 kaas oo shalay ku...

Xaflad lagu weyneynaayay nabi muxamed NNKH oo ka dhacday magaalada Cadaado.

Isku imatinkaani ayaa ahaa mid lagu weyneynaayay dhalashada subanaheeba muxamed nnk ayaa waxaa soo agaasimay culimada masjidka al nuur ee magaalada cadaado. Inta ey socotay...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...