SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada JFS oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Danjireyaasha Masar iyo Jarmalka+Sawirro.

Wasiiru Dowlaha  Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Macallin Khaliif ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Masar Mudane  Maxamed Nasar iyo Safiir Ku xigeenka...

Dab geystay burbur hanta oo ka dhacay xaafad ka tirsan Muqdisho.

Dab xoogan ayaa maanta qabsaday guri ku yaalla dhabarka dambe ee dhismaha aqalka Hooyooyinka ee degmada Xamarweyne, ka dib markii ay ku timid cillad...

Ciidamada xoogga dalka oo bur buriyay fariisimo ay argagixisadu ku lahayd Gobolka Shabeelah Hoose.

Howlgalkaan oo ahaa mid qorshaysan oo ciidamadu ku qaadeen goob ay isku soo abaabuljireen maleeshiyadka Al-Shabaab ayaa waxa u ka dhacay deegaanka Leego oo...

Madaxweynaha Galmudug oo saxiixay shuruuc muhiim ah oo uu Barlamaanka Galmudug meelmariyey.

Munaasabad ka qabsoontay Madaxtooyada Galmudug ayaa mudane Maxamed Axmed Kaariye Madaxweynaha Galmudug waxa uu ku saxiixay shuruuc muhiim ah oo kala ah:- Shariga Maarreynta Deegaanka, Sharciga...

Beereedyada Gobolka Bakool ayaa ka walaacsan ayax faro badan oo qaybo kamid ah bartamaha iyo koofurta kudagay.

Inta badan Dhul beereedka gobolka bakool ayaa waxaa ka da'ay roobabka deyrta wallow meelaha qaar ay roob la'aan tahay islamarkaana uu Ayax faro badan...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...