SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxda caalamka oo u hambalyeysay Joe Biden iyo Kamala Harris.

Madaxda beesha caalamka ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha la doortay Mareykanka ee Joe Biden. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wsaaraha Ingiriiska...

Joe Biden oo loo doortay Madaxweynaha 46-aad ee Maraykanka.

Musharaxa Xisbiga Demoqoraadiga Joe Biden oo soo noqday madaxweyne ku xigeenka Maraykanka muddo xileedkii Obama ayaa ku guulaystay madaxtinimada dalkaas, ka dib maalmo ay...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dalka Masar u fadhiya Soomaaliya+(SAWIRRO).

Kulanka dhexmaray Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo safiirka dalka Masar u fadhiya Soomaaliya ayaa looga hadlay arimo badan oo ay ka...

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo daahfuray wejiga labaad ee la dagaallanka Ayaxa+(SAWIRRO).

Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa daahfuray wejiga labaad ee buufinta iyo la dagaallanka Ayaxa oo laga fulin doono Gobolada Koonfureed ee dalka. 30 Degmo...

Shirkadda Safe Air oo duulimaadyo ka bilowday Muqdisho+(SAWIRRO).

Diyaaraddan oo ay leedahay Shirkadda Safe Air Company ‘SAC’ ayaa duulimaadyo ka sameysa dalalka caalamka. Munaasabadda bilowga duulimaadka Safe Air ee Muqdisho ayaa waxaa ka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...