SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirku-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, JFS oo kulan la qaatay Maamulada Dugsiyadda ay gacanta ku hayso Dowlada Federalka.

Wasiirku-Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri) ayaa maanta kulan la qaatay Maamulayaasha Dugsiyada ay...

Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka JFS iyo Hay’adda UNHCR oo ka wada hadlay Arrimo badan oo ay ka mid tahay u gargaarida Dadka bacakacayaasah.

Kulan fogaan arag ah oo dhexmaray wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta masiibooyinka XJFS Xil. Khadiija Maxamed Diiriye iyo masuuliyiinta UNHCR oo ku aadanaa arrimaha...

Mas’uulinta Safaarada Soomaaliya ee K/Afrika oo Socdaal wacyi galin ah oo ay kula hadlayso Jaaliyada Soomaaliyeed ka bilowday Gobolada Dalkaasi+(SAWIRRO).

Madaxda Safaaradda Soomaaliya ee K/Afrika oo bilaabay Socdaal ay ku marayaan Gobolada dalkaasi gaar ahaa gobolada Soomaalidu u badantahay iyadoo Socdaalkoodii ugu horeeyay ay...

Hadal jeedinta Murashixiinta u taagan Xilka Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle oo la filayo in maanta jowhar ay dhacdo.

Murashixiinta u taagan qabashada xilka Madaxweyne ee Maamulka Hir-shabeelle ayaa la filayaa in Maanta ay ka hor jeediyaan Khudbadahooda,xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulkaasi Waxaana...

Armenia, Azerbaijan iyo Russia oo saxiixay heshiis lagu soo afjarayo dagaalka Nagorno-Karabakh.

Armenia, Azerbaijan iyo Russia ayaa kala saxiixday heshiis lagu soo afjarayo iska hor imaadkii millateri ee ka dhashay dhulkii lagu muransanaa ee Nagorno-Karabakh Raiisel wasaaraha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...