SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kulan looga hadlayey doorka Haweenka ee kaga aadan u adeegidda Bulshada ayaa lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug+(SAWIRRO).

Kulanka oo ahaa mid wadatashi ah oo looga hadlayay sidii haweenka gobolka Mudug ay u sameey lahaayeen qorshayaal isku tashi ah oo ay ku...

Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo lagu wado in ay goordhow ka billaabato Magaalada Jowhar.

Qaban qaabadii ugu dambeysay ee doraashada madaxweynaha iyo ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa waxa ay ka socotaa magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle. Ammaanka magaalada...

Wasiirka Shaqada JFS oo la kulmay Agaasimaha Hay’adda WFP ee Soomaaliya+(SAWIRRO).

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta Kulan kula qaatay xafiiskiisa Agaasimaha Hay'adda QM u qaabilsan Cunnada Adduunka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo ku baaqay in garab lagu siiyo dhawaaqay inuusan awood uheynin saameynta roobka ka da’ay Caasimada+(SAWIRRO).

Maamulka gobolka banaadir ayaa ku dhawaaqay in dowladda hoose ee Xamar aysan ku filneen xal u helida saameynta ka dhalatay Roobabka ka da’ay Caasimadda. Afhayeenka...

Wasiirka Maaliyada JFS oo khudbad ka jeediyay Shir looga hadlayay dhaqaalaha Dalka+(SAWIRRO).

Wasiirka maaliyadda ee xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta khudbad ka jeediyay kulan looga hadlayay hormarka maaliyadda, dhaqaalaha dalka kadib markii...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...