SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Safaarada Boqortooyada Sacuudiga ay ku leedahay Dalka Holland oo Weerar Rasaas ah lala beegsaday.

Rasaas ayaa lagu furay dhismo ay ku taalo safaarada Sacuudiga uu ku lee yahay magaalada Hague ee dalka Holland. Boolisku waxay sheegeen in aanay cidna...

Qaramada Midoobay iyo Dowlada Suudaan oo iska kaashanaaya gargaarida dadka kasoo cararay colaada Itoobiya.

Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay kala shaqeyneyso Xukuumada Suudaan sidii loogu gargaari lahaa in ka badan 7 kun oo qaxooti ah kuwaasi oo kasoo...

Xukuumada Federalka Soomaaliya oo Heshiis Dhinacyo badan ah la saxiixatay Midowga Yurub.

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa Wajigii labaad ee heshiiska Barnaamijka lagu horumarinayo dhaqaalaha dalka, la Saxiixatay Midowga Yurub kaas oo la sheegay in ay ku...

Baarlamaanka Itoobiya oo Ansixiyay go’aano xilka looga qaadayo Maamulka Tigreega.

Baarlamaanka Dowlada Itoobiya ayaa ansixiyay oo meel mariyay go,aan xasaanada looga qaadayo 39 qof oo ka tirsan maamulka tigreega iyo dad lashaqeenayay. Go,aankan oo uu...

Boqorka Baxrayn oo magacaabay Ra’iisal wasaare cusub ka dib geerida Ra’iisal wasaarihii hore.

Boqorka Dalka Baxrayn Xamad bin Ciise ayaa magacaabay ra’iisal wasaare cusub kadib markii ra’iisal wasaarihii dalkaas Khaliifa bin Salmaan shalay ku dhintay gudaha dalka...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...