SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Kulan lagu xoojinayay xiriika jaaliyada Soomaaliyeed iyo laamaha amaanka Koonfur Sudan oo lagu qabtay magaalada Juba.

Kulankan oo ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen wasaarada arimaha gudaha ee wadanka Koonfur Sudan iyo safaarada Soomaaliya ee magaalada Juba ee...

Ciidamadda Amaanka oo gacanta ku dhigay Gaari Walxaha Qarxa laga soo buuxiyey

Ciidamada amaanka ee Gobolka Bari ayaa habeenimadii xalay gacanta kusoo dhigay gaari lagasoo buuxiyey walxaha qarxa waxaana gaariga lasocdey 5ragga oo loogu tala galay...

Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo Cambaareeyay falkii lagu dilay 45 ruux oo Soomaali ah

Xildhibaan Maxamed Cumar dalxa oo Baarlamaanka Soomaaliya  u qaabilsanaha  Baarlamaanka  Jaamacadda Carabta ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in shirkii baarlamaanka Jaamacadda Carabta looga hadlay...

Shirweyne lagu horumarinayay Arrimaha Soomaalida oo madaxtooyada Ohio lagu qabtay

Shirweyne si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo bandhigay natiijada cilmi-baaris muddo saddex sano ah qaadatay ayaa lagu qabtay aqalka looga taliyo gobolka...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo maanta dil ku fulisay gacan ku dhiigle

Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybta 60-aad ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay askari ka tirsanaa booliiska oo magaalada Buurhakaba ku dilay marxuum lagu...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...