SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Golaha Wasiirada oo maanta bilaabay kulan 2 cisho oo wadatashi (Retreat) ah oo lagu dar-dargelinayo waxqabadka xukuumadda

Muqdisho, 02 May 2017 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta daah-furay kulan wadatashi (Retreat) labo cisho ah oo...

Ra’iisul Wasaaraha oo ka qaybgalay Madal looga hadlayo Dar-dargelinta waxqabadka Xukuumadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa ka qeyb galay Madal looga hadlayo dar-dar galinta Waxqabadka Xakuumadda Federaalka Soomaaliya iyo...

Ururka Xamaas oo aqbashay dhismaha Dowlad Falastiin oo ku salaysan Xudduudii 1967.

Ururka  Xamaas ee u halgama Xoriyadda dadka falastiin oo ay Israel gumaysato ayaa sheegay inuu ogol yahay in la dhiso Dowlad Xur ah ee...

Barakacayaal codsaday in kaalmo lala soo gaaro oo ay heysato xaalado nololeed

Xeerada  Daryeel  ee  Degmada Kaxda waxaa ku nool qoysas ka soo barakacay qaar ka mid ah gobollada dalka abaarta darteed, halkaasi oo ay ka...

Webiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyay deegaanno ka tirsan gobolka Sh/dhexe

Webiga Shabeelle ayaa lagu soo warramaaya in uu fatahaad ka sameeyay deegaanka Buur Bishaar oo 8km dhinaca Waqooyi Bari kaga beegan magaalada Jowhar ee...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...