SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Baarlamaanka JFS oo magacaabay guddi soo diyaara saamaynta Covid19 ku yeeshay dalka.

Guddoomiyaha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay guddi KMG ah oo  loo igmaday soo diyaarinta saamaynta cudurka Covid19...

Dowlada Itoobiya ayaa ka hadashay Weeraro Hoobiyaal ah oo lagu qaaday Garoomo Diyaaradeed.

Dowlada itoobiya ayaa sheegtay in weerar hoobiye yaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Bahir Dar iyo Gondar ismaamulka Amxaarada itoobiya . Madaafiicda ayeey...

(DAAWO) BARNAAMIJKA SOOYAALKA SOOMAALIDA 05 09 2020.

Prof, Cabdalla Cumar Mansuur oo Daraasaad ku sameeyay Asalka Qeybaha Bulshada Soomaaliyeed. https://youtu.be/GPOFNiPWpVs

Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya ee Wasaaradda Qorsheyta JFS oo ku Biiray Hay’adda Dhiirigelinta Maalgashiga Aduunka.

Xafiiska Dhiirigelinta Maalgashiga Soomaaliya ee SOMINVEST, oo ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, ayaa ku biiray Ururka Hay’adaha Dhiirigelinta Maalgashiga ee Adduunka...

(DAAWO) BARNAAMIJKA HAWEENKA IYO QOYSKA 14.11.2020

Daah-furka U-Qareemida Qoondada Haweenka ee 30% (Boqolkiiba Sodon) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka hadashay Wasiir ku-xigeenka Wasaarada haweenka Xiiso Xasan Aadan. https://youtu.be/rTp4DWWowYE

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...