SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweynaha oo soo gaabiyay safarkii Ethiopia, kuna soo wajahan Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu soo gaabiyay safarkiisa uu ku joogo dalka Ethiopia si uu uga qayb galo aas...

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeysay geeridii Cabaas Siraaji, Wasiirkii Howlaha Guud

Muqdisho 3 May 2017 – Madaxda Qaranka ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii naxdinta laheyd ee Wasiirkii Howlaha Guud...

Wasiir Cabbaas: Shakhsi Muhiim Ah oo Ka Baxay Qaranka

Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay ka tacsiyeynaysaa geerida naxdinta leh ee ku timid Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Joint Communiqué Issued During the Official Visit of President Farmaajo to Ethiopia

Upon the invitation of H.E. Hailemariam Dessalegn, Prime Minister of the Federal Democratic Republic of Ethiopia, H.E. Mohamed Abdullahi Mohammed, President of the Federal...

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo si wayn loogu soo dhaweeyay Magaaladda Addis Ababa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Waxaa soo dhoweeyay wafdiga madaxweynaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...