SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin geeridii Wasiirkii Howlaha Guud iyo arrimaha Amniga.

Muqdisho, 4 May 2017 – Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa caawa yeeshay kulan deg-deg ah oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane...

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay ururada bulshada rayidka.

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah la yeelatay ururada bulshada rayidka ee SOSECENSA iyo PUNSAA oo ka kala howlgala...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo Gaalkacayo Ku Qaabilay Kuxigeenka Safiirka Turkiga Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Dawladda Goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 04 may 2017 ku qaabilay magaalada Gaalkacayo wefdi uu hogaaminayo kuxigeenka safiirka dalka...

Aas-Qaran oo loo sameeyey Wasiirkii Howlaha Guud Xildhibaan Cabaas Siraaji

Allaha u naxriistee waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu aasay Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.  Aaska Marxuumka...

Guddoomiyaha Barlamaanka oo soo xiray shir looga hadlayay waxqabadka Xukuumadda

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa soo xirey kulan looga hadlayey dar-dargelinta waxqabadka Xukuumadda, kaasi oo socday muddo labo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...