Aas-Qaran oo loo sameeyey Wasiirkii Howlaha Guud Xildhibaan Cabaas Siraaji

Date:

Allaha u naxriistee waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya lagu aasay Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho.

 Aaska Marxuumka waxaa ka qaybgalay Qaar ka mid ah Madaxda Qaranka oo uu ka mid yahay R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka, Wasiiro, Xildhibaano iyo Masuuliyiin kale.

Madaxda Qaranka ayaa Alle uga baryay inuu Naxariistii Jano uu siiyo marxuum Cabaas Siraaji oo ahaa Wasiirkii Howlaha Guud, Waxaana sidoo kale Madaxda Qaranka ay Tacsi u direen Qoyska marxuumka iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulan loogu duceeyay shuhadadii naftooda u huray qaranka Soomaaliyedd ee CXD oo lagu qabtay Muqdisho

Wasiirrada Gaashaandhigga, Axmed Macallin Fiqi, Waxbarashada, Dhaqanka iyo Tacliinta...

Kaaraan oo kaalinta 3-aad ka gashay Tartan Cilmiyeedka Ramadaanka ee Warbaahinta Qaranka

Tartamayaasha Degmada Kaaraaan ayaa ku guuleystay kaalinta 3-aad ee...

Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka XFS oo UK lagu soo dhaweeyey

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ee Jamhuuriyadda...

Ciidanka Ururka 231-aad ee XDS oo ka jawaabay codsi ka yimid gabar da’yar oo qabta baahiyo gaar ah

Ciidanka Ururka 231-aad ee Guutada 23-aad (MP) ee Ciidanka...