SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo magacaabay Golaha Amniga Gobalka

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Golaha Amniga Gobolka Banaadir, kaasi oo waajibaadkiisa...

Gudoomiyaha Gobollka Banaadir oo AMISOM Ka mamnuucay Wadadda Maka Al-mukaraha soona saaray amaro kale.

Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir C/fitaax Cumar Xalane ayaa sheegay in Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane Thaabit Cabdi Maxamed uu Soo Saaray...

Ra’iisul waasaraha oo booqday mid kamid ah maraakiibta howlgalka Atlanta

Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kulan saacado qaatay kula yeeshay , danjiraha midowga Yurub ee Soomaaliya, taliyaha howlgalka ATLANTA ee la dagaalanka burcad...

Warmurtiyeedka Shirka Wadatashiga Horumarinta Warbaahinta Soomaaliya Muqdisho

Madaxda Wasaaradaha Warfaafinta ee Dowlada Federaalka ee Soomaaliya iyo dawlad goboleedyada xubnaha ka ah Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya, oo ay wehliyaan ururadda weriyayaasha...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo soo xiray Shirka Wadatashiga Horumarinta Warbaahinta Dalka.

Muqdisho, 08 May 2017– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Muqdisho ku soo gabogabeeyey Shirka Wadatashiga Horumarinta Warbaahinta Dalka oo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...