SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Dowladda Kuuriyada Woqooyi oo gantaal tijaabo ah ridday

Wararka ka imaanaya Koonfur Kuuriya ayaa sheegaya in Kuuriyada Woqooyi ridday gantaal loo malaynayo in uu yahay nooca ballistic-ga ah. Gantaalka waxa laga ganay gobol...

Shan nin oo lagu soo qabtay isbaaro oo la soo bandhigay

Xarunta wasaaradda gaashaandhiga ayaa maanta lagu soo bandhigay  shan nin oo  ku hubeysana qoriga AK-47 iyo gaari ay u isticmaalayeen falalka dhaca oo  dadka socotada...

20 Haween oo qareeno ah oo maanta tababar loo furey

Aqoon is weydaarsiga maanta uga furmay magaalada Muqdisho in ka badan 20 haween  oo qareeno ah, kuwaas oo ka kala yimid gobolada dalka ayaa...

Wasiirka Qorsheynta oo sheegay in lala socon doono mashaariicda dalka laga fuliyo

Wasiirka wasaarada qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha xukuumada Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa hadalkan ka sheegay tababar ku saabsanaa  dabagalka iyo qiimeynta mashaariicda...

AUN wariye MM Macalim oo maanta geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa maanta isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday wariye Maxamed Maxamuud Macalim ( MM Macalim) oo kamid...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...