SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Ciyaartooy lagu rasaaseeyay duleedka Muqdisho

Warar goor dhow na soo gaaray deegaanka calamada ee degmada Afgooye ayaa sheegaya in caawa fiidkii la rasaaseeyay gaari nooca raaxada ah oo ay...

Dib u dhac ku yimid xafladii caleema saarka Madaxweynaha Galmudug

Wasiir ku xigeenka Wasaarada warfaafinta Galmudug Daahir Faax Fiidow oo u waramay Wakaalada wararka ee SONNA ayaa sheegy in dib loo dhigay xafladda caleemasaarka...

Qunsulka Soomaaliya ee Yeman oo sheegay in dhowaan la aasi doono meydadka dadkii doonta lagu duqeeyay

Qunsulka Guud ee Soomaaliya u fadhiya magaalada Cadan danjire Axmed Cabdi Xasan (Suudaani) oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa faahfaahin ka...

Dood Cilmiyeed: warbaahinta iyo hey’adaha amniga

Dood Cimiyeed ku saabsan sida ay u wada shaqeyn karaan hey’adaha ammaanka iyo warbaahinta Soomaaliyeed oo ay ka qeyb-galeen wasiirro ka tirsan Xukuumadda iyo...

Ra’iisul Wasaare Khayre oo dhiirigeliyey Ciidankmada Howlgalka Muqdisho oo hub soo qabtay

Muqdisho, 22 May 2017 - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday xarunta Ciidamada wadajirka ah ee fulinaya Qorshaha...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...