SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyne Farmaajo “Kobaca dhaqaalaha waxa uu ku xiran yahay Argagixisada oo laga adkaado”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa wareysi uu siiyay Wargeyska Sharqul Awsad, ee kasoo baxa Magaalada London, waxa uu kaga hadlay...

Xukuumadda oo wadda qorshe lagu mideynayo Mushaarka Ciidanka.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Dawladdu ay ka shaqeynayso sidii loo mideyn lahaa mushaaraadka Ciidamadda Xoogga dalka...

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay dhiggiisa dalka Qatar

Madaweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa magaalada Doxa ee dalka Qadar Amiirka dalkaasi Sheekh Tamim Bin Xamad Al Thani. Madaxweyne farmaajo iyo amiirka Qatar  ayaa...

Xukuumadda oo wadda qorshe lagu mideeynayo Mushaarka Ciidamada XDS.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in Dawladdu ay ka shaqeynayso sidii loo mideyn lahaa mushaaraadka Ciidamadda Xoogga dalka...

Madaxwayne Farmaajo oo booqasho ugu tagay Sheekh C/rashiid Sh. Cali Suufi

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi “Farmaajo” ayaa Booqasho Sharafeed ugu tagay Sheekh Cabdurashiid Cali Suufi, Masaajidka uu iimaamka ka yahay ee ku...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...