SNTV

9080 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka maaliyadda oo sheegay in qorshe dhaqaale loogu heli karo ciidanka qalabka sida dhowaan soo bixi doono

Wasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ku howlan tahay sidii loo heli lahaa dhaqaalaha lagu...

Maamulka Gobolka SH/Hoose oo deeq raashin iyo daawo gaarsiiyay degmada Baraawe

Munasabada kooban oo lagu qabtay xarunta Isbitaalka magalada Barawe ayaa waxaa deeq daawo ah lagu wareejiyay mamulka Isbitaalka degmada Baraawe si loogu daweeyo bukanada...

Degmada Kaaraan oo u gudubtay wareegga labaad ee tartan cilmiyeedka

Habeenkii Lixaad tartan cilmiyeedka degmooyinka gobollada dalka ee Warbaabinta Qaranka, isla markaana uu taabgelinayo maamulka gobolka Benaadir,  waxaa ku tartamay Boosaaso oo ka tirsan...

Dalka Boqortooyada Sacuudiga oo loo qaaday askar qaba dhaawacyo kala duwan

Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Axmed Jimcaale Geeddi ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay askar ka tirsan...

Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka oo la kulmay Safiirka Soomaaliya ee Belgium

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda G/Sare Maxamed Aadan Koofi ayaa dalka Belgium kula kulmay maamulka  Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahey dalkaasi iyo...

Bulshada

“warbixin” Salaadda waa Rukniga ama Tiirka-2aad ee Tiirarka Islaamka Shahaadateynka ka gadaal.

Waxaa Ummadda Nebi Muxamed Csw, lagu waajebiyay xilligii Nebigeenna...

Madaxweynaha Qaranka Oo Gudoomiyay Shirka Golaha wasiirada. (SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Ergayga gurmadka Abaaraha oo Canada kala hadlay kordhinta Gurmadka looga jawaabayo Abaaraha ka jira Soomaaliya

Ergayga madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya, u qaabilsan  Arrimaha Bani’aadannimada...